Puntland oo faahfaahin ka bixisay weerarkii ka dhacay Boosaaso & Al-Shabaab oo..

Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan weerar qorsheysan oo kooxda Al-Shabaab  habeenkii xalay ku qaadeen xabsiga weyn ee magaalada Bosaaso. Weerarka ayaa lagu bilaabey qaraxyo ka dhacay daafaha iyo halka lagu baaro dadka ee Xabsigu lahaa, iyadoo kooxda weerarka geysatey ay difaac ka xiratey dhamaan jidadka looga soo gurman karo xabsiga ee ay soo marayaan … Continue reading Puntland oo faahfaahin ka bixisay weerarkii ka dhacay Boosaaso & Al-Shabaab oo..